Beeruhu waa nidaam hal-abuur ah oo aynu ku beeran karno dalagyo wanaagsa, waxaana jira nuucyo badan oo beeraha oo aynu ku abuuran karno dalagyo kala duwan si ay uga inti facaan dad iyo duunyoba.
Beeraha waa isha abuurka cunooyinka kala duwan aynu quudano xili waliba sidaas darteed beerahu muhiimad aad u wayn ayeey nolosheena ku leedahay.
Soomaaliya waxaa ay ku jirta Dalalka AFRIKA ugu baaxadda weyn dhul ahaan dhanka Beeraha.
Dadka soomaaliyeed waxa ay ku tiirsan yihiin cunto ahaan Kalluunka, Xoolaha nool iyo Beeraha.
Beeraha waa isha kaliya ee ganacsi ahaan waxa laga soo saaro ay dalkayna ee ku tiirsan yahay, waana isha kaliya waxa ugu badan dibadda loga dhoofiyo.
Dalakyada ugu faraha badan ay beeraha soomaaliya laku beero waxaa ka mid ah mooska, canbaha, liinta, digirta,yanyada, babayka, bocorka, sisinta, looska IWM.
dhul ahaan deeganada soomaaliya ugu wanaagsan dhanka abuurka am wax beerita waxa ay kala yihiin Hiraan, Shabeelada dhaxe, Shabeelada hoose, jubada dhaxe, jubada hoose, Gado, Baay iyo gobalka Bakool 8 daas gobal waa kuwa ugu caansan ee dalagga ugu faraha badan iyo qudaarta nuucyadeeda kala duwan ay dalka ka soo baxa waa halka lagu beero.
BEERAHA waa isha dhaqaale ee ugu ballaaran oo dalkayna leyahay waxaana dhaqaale laga sameeya dhoofinta dalagyada kala duwan ay ka soo go dalkena sida mooska iyo liinta.
hormarinta beerahena waxa ay u wanaagsan tahay noshayna, xoolaha iyo deeganka aynu ku nool nahay sababto ah waxan ka helnaa hawo, neecaw, waxayna nasiisaa deegaan qurux badan oo aan ku dal xiisno annaga iyo qoysaskeena.
WQ: NACIIMA AXMED ABSHIR