Maxkamadda Sare ee Dalka oo ansixisay Natiijada Doorashada Golaha Deegaanka G/Banaadir

Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay Natiijada Doorashadii Golayaasha Deegaanka Gobolka Banaadir, oo hore si ku-meel-gaar ah ugu dhawaaqeen Guddiga Doorashooyinka Qaranka.