Maxkamadda gobolka Banaadir oo la horgeeyey kiiska Xaaji Kaash oo Khawaarijta ka tirsanaa By osman Dhiblawe - November 20, 2024 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyey eedeysane Cabdifitaax Cabdullahi Maxamed Geeseey ( Xaaji Kaash ) oo Khawaarijta u qaabilsanaa dhanka Maaliyadda.