Madaxweynaha Soomaliya iyo Amiirka dalka Qatar oo qadka telefoonka uga wada hadlay xoojiinta xiriirka labada dal.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta qadka teefoonka kula hadlay amiirka dowladda Qatar Shiikh Tamiim bin Xamad Al-thani.
Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal,Arrimaha gobalka iyo caalamka