Madaxweynaha JFS oo dadweynaha la hadli doona caawa By hidaayo cabdulle Dhiblawe - April 27, 2021 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa khudbad u jeedin doona shacabka Soomaaliyeed, wuxuu ka warbixin doonaa xaaladihii u dambeeyay ee dalka iyo arrimaha ku aaddan doorashooyinka.