Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Cabdi Maxamedd Xasan Xajaar,ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay saraakiil ka socotay saldhigyada Boliiska ee gobolka.
Kulankaasi lala yeeshay taliyeyaasha saldhigyada,waxaa diiradda lagu saaray xaaladda amni ee goobolk iyo sida ugu haboon ee loo dardargalin karo howlaga ciidamada ee dhinaca sugidda ammaanka.