Ku dhawaad 30-ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay Shabeelaha dhexe By osman Dhiblawe - December 3, 2024 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ciidanka hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka iyo ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa fuliyey hawlgal lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo ka dhacay gobolka Shabeellaha dhexe.