Jubbaland oo soo saartay liiska 16-ka kursi ee deegaan doorashada labaad

Gudiga Doorashada Jubaland ayaa shaaciyey 16kii kursi oo kamid ah kuraasta taallo magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gado

Qoraalka ka soo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay in muda laba todobaad gudahooda lagu dooran doono kuraastaani

Maamulada Galmudug iyo koonfur galbeed aya shalay soo gaba gabeeyay doorashad Golaha Shacabka iyagoo ku soo dhameeyay mudadii loo sateeyay,waxa Afhayeen Guddiga doorashooyinka oo la hadlay Warbaahinta uu faray maamulada ay ku dhimantashay doorashada in si deg deg ah ay ku soo gabgabeyaan doorashada dlaka.