Habraaca iyo Shuruudaha laga rabo Murashaxiinta xilka Madaxwaynaha JFS By osman Dhiblawe - May 7, 2022 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Guddiga isku dhafka ah ee qabanaya doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray Shuruudaha laga rabo Musharaxa u tartamaya Qabashada xilka Madaxweynenimo ee Soomaaliya. Halkan ka aqriso qoraalka Guddiga.