Guddoomiyaha golaha shacabka oo la taliyaha arrimaha maamul wanaaga iyo tayeynta Baarlamaanka magacaabay By saadaq - August 16, 2022 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa la taliyaha xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka ee Arrimaha maamul wanaaga iyo tayeynta Baarlamaanka u magacaabay Xasan Abshir Maxamed.