Guddiga qaban qaabada oo shaaciyay xiliga ay qabanayaan doorashada guddoomiyaha gudddiga FEIT By osman Dhiblawe - January 13, 2022 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Guddigii loo xil-saaray qaban qaabada doorashada guddoomiyaha guddiga FEIT ayaa shaaciyay xilliga ay dhacayso doorashada guddoomiyaha guddiga hergalinta doorashooyinka heer Fadaraal.