Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ( GMDQS), isaga oo gudanaya waajibaadkiisa shaqo, islamarkaana fulinaya jadwalka doorashada ee Guddigu soo soo saaray 31- Agoosto 2026, iyo u diyaargarowga qabashada doorashada qorsheysan 30 September 2026, ee Dowlad Gobolleedka Galmudug.
Guddiga ayaa ku wargeliyay ururada siyaasadda iyo daneeyeyaasha doorashooyinka isku-sidkan ee Dowlad Gobolleedka Galmudug in ay xirantay soo gudbinta liisaska musharaxiinta ku tartamaya doorashada ku celiska ee Galmudug.
Haddaba halkan hoose waxaan idin kigu soo gudbineynaa Liiska musharaxiinta doorashada isku-sidkan ee ku celiska ah Dowlad Gobolleedka Galmudug:-



