Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal oo boggaadiyey habkii ay u dhacday doorashada kuraasta Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi.

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa boggaabiyey habka doorashada kuraasta Aqalka Sare ee ka dhacday magaalada Muqdisho, labadii maalmood ee Arbaco iyo Khamiis oo ku kala taariikheysnayd 29-ka iyo 30- ka Sebtamber ee 2021, waxaana dowlad goboleedyada ay ugu baaqeen inay soo dhameystiraan Xubnaha ku dhiman.

Halkaan hoose ka Akhriso Warsaxaafadeedka.