Guddiga hirgelinta doorashada Galmudug oo shaaciyay guddiga xulista 4-kursi oo deegaan doorashadooda tahay Gaalkacyo By osman Dhiblawe - March 5, 2022 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyay xubnaha guddiga xulista 4-kursi oo kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Gaalkacyo oo horey loo shaaciyey iyo jadwalka qabashada Doorashada.