Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo shaaciyay qabashada 6 kursi By osman Dhiblawe - March 4, 2022 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Guddiga hirgelinta doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay qabashada lix 6 kursi oo deegaan doorashadoodu tahay Baydhabo