Guddiga doorashada Jubbaland oo shaaciyay guddiga xulista ergooyinka qabashada doorshada 2-kursi

Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban SEIT Jubbaland ayaa shaaciyay guddiga xulista ergooyinka kuraasta #HOP029 & #HOP124.

Guddiga ayaa ku wargeliyay musharraxiinta labadaan kursi in ay maanta tagaan xafiiska guddiga doorashooyinka jubbaland si loo diiwaangeliyo.