Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shahaadada Musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah Musharraxiinta

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kulan ku yeeshay Xafiiskiisa ku yaalla Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, ayaa Shahaadada Musharraxnimada ee Tartanka Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka guddoonsiiyay Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Xildhibaan Cabdulqaadir Cumar Macallin (Daada).

Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sid uu gudigu shaaciyay la qaban doonaa 10-bishan oo ku beegan Maalinta Isniinta ah.

 

FB_IMG_1786178759697.jpgFB_IMG_1786178756370.jpgFB_IMG_1786178770555.jpg