Dowladda Soomaaliya oo daah-furtay mashruuca iskuxirka hanaanka casriga ah ee gobolka bariga Afrika

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Fedeka Soomaaliya ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐๐ข๐ข๐ฑ๐ข ๐ˆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐‚๐ข๐ ๐ž iyo Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta XFS ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ ๐—๐š๐ฌ๐š๐ง ๐Š๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ข๐Ÿ ayaa maanta waxa ay si wadajir ah u daah-fureen mashruuca Iskuxirka hanaanka casriga ah ee gobolka bariga Afrika (๐“๐ก๐ž ๐ž๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ๐ง ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š ๐‘๐ž๐ ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ ๐ซ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ซ๐จ๐ฃ๐ž๐œ๐ญ) kaas oo maanta Muqdisho lagu qabtay munaasabaddii lagu soo bandhigayay.
Wasiirka wasaaradda maaliyadda dowladda FS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka hadlay muhiimadda uu lee yahay Mashruuca hannaanka ๐ƒ๐ก๐ข๐ฃ๐ข๐ญ๐š๐ฅ๐ค๐š ah oo ahmiyad gaar ah siinaya ku biiristii Soomaaliya ee Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) isagoo xusay in mashruucan uu Soomaaliya ku saacidayo inay ka faaโ€™iideysato ururka ay xubinta ka tahay, iyadoo la jaanqaadaysa Tiknolojiyadda casriga ah.