Dowladda oo cambaaraysay falalka lagu carqalaeynayo amniga caasimadda By osman Dhiblawe - September 24, 2025 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaaraysay falalka lagu carqaladeynayo amniga caasimadda dalka ee Muqdisho, kuwaas oo dhaawacaya xasiloonida, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda warfaafinta dalka.