Doorasho maanta ka dhaceyso magaalada Jowhar

Guddiga Doorashada Hirshabeelle ayaa shahaadadii Murashaxnimo Gudoonsiiyay ilaa Musharax oo u taagan kursiga tirsigiisu yahay HOP#106,kaas oo deegaan doorashadiisa ay tahay magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Maanta oo sabti ah ayaa lagu wadaa in ay doorashada dhacdo, sida ay shaaciyeen guddiga doorashada.

Musharaxiinta shahaadada la gudddoonsiiyay ayaa kala ah.

  1. Cusman Maxamed Maxamuud ( Xaadole)

2 Shadoor Xaaji Maxamuud

3 Fowziya Sheikh Cali Maxamuud

4 Bashiir Maxamed Yuusuf

5 Yuusuf Cabdi Cabdulle

6 Yaxye Abuukar Aadan