Muqdisho oo ah caasimadda soomaaliya ayaa ku howlan ganacsi noocyo kala duwan leh una kala baxa qeybo badan oo aan la soo koobi Karin oo isugu jira tusaale ahaan qalabka dhismaha, maacuunta, dahabka,
shirkadaha duulimaadyada, alaabada guryaha iyo xafiisyada, oo aan la soo koobi Karin, balse aan toddobaadkani aan ku soo gaba gabeyn doonno qalabka korontada oo si weyn uga socda ganacsigiisa magaalada bal aynu eegno moobillada qeybahooda kala geddisan.
Moobeellada niicle yaasha, niicle hormuud, waa 18 dollar, midka la yiraahdo luul waa 20 dollar, m12 waa 21 dollar, eldal waa 10 dollar, tecno waa 11 dollar, zeko waa 15 dollar, nilo waa 38 dollar, Samsung waa 42 dollar, screen touch mobilka oo qeybo badan leh aan ka soo qaadanno qaar oo ah A52 waa 340 dollar, A72 waa 380 dollar,
A12 waa 170 dollar, M32 waa 230 dollar, A51 waa 253, A31 waa 230, A71 waa 330, A035 waa 145 dollar, A22 waa 190 dolaar, A215 waa 180 dollar, ridmi N10 waa 240 dollar, Ridmi 10 waa 140, radio digital, waa 22 dollar, samaacadda waa 38 dollar,, ear bords waa 27 dollar, qasaaladda waa LG 280 dollar, nooca 3aad waa 110 dollar, tallaajad 280 dollar, nooc kalena waa 140/130.
Marwaxo, waa 25 dollar, laptob Toshiba 500/1000, dollar, tv screen dhallada telefishinka derbiga waa 170 dollar tan miiskana waa 350 dollar rasiver 35 dollar, kaawo ama feero waa 11 dollar, kirli shaaha ee tarmuuska electronica ah waa 8/11 dollar, khalaaddo casiirka lagu shiido waa40 dollar, dheereysada ama doobiyo bareeska waa 10 dollar, gaaska cuntada lagu karsado waa 90 dollar,
Nalalka golobka waa 1/3 dollar, portlamb waa 2dollar, earfonnada mobailka waa bromix 1300 dollar, ex mix 490 dollar, x390 dollar, eleven 11 waa 740 dolaar, 12ka waa 950 dollar, rumote waa 2/5 dollar, qiimaha table top 120 dolar printer waa 90 dollar, mashiinka yar yar ee dabka dhaliya waa 400 dollar, matoorka beeraha lagu waraabiyo waa 2 dollar, matoorka ceelasha 1200 dollar,
Video camera waa 1200 dolaar, digtal camera waa 200 dollar, flash desk waa 10/30 dollar, mp3 recorder waa 120 dollar, tree biyedi waa 240 dollar, microfons kala nooc nooc ah 90/900 dollar, recevar waa 15 dollar, dishka waa 50/90 dollar, Ac qaboojiye, 200/500 dollar, arrinta si kastaba ha ahaatee dhaqdhaqaaqa ganacsiga muqdisho oo marwalba ku yimaado isbeddel ayaa beryahan dambe uu yahay mid baarid ah oo qabooban ganacsatada ayaa iska fafadhiya mehradahooda balse calafka waa halkiisee ninba wuxuu helaa wixii alle ugu tala galay
sideedaba ganacsatada waxa ay si weyn u macaashaan xilliyadda farxaddda labada ciidood ee islaamka waa Fitriga iyo Carafe oo ciyaalka loo iibiyo dhar ay ku ciidaan gandhaha iyo dadka waa weynna ay tahay ina ya ka dukaameystaan meelaha ay ka heli karaan dharka qurxoon kabaha iyo udgoonka iyo macmacaanka xalwadda iyo buskutka, waxaan u rajeyneynaa ganacsatada soomaalida inay horumariyaan iyagoo u marayaa hab cilmiyeysan.
Ugu dambeyn sarifka lacagta dollarka oo rigli ah ayaa 100 dollarka sarifkiisu yahay 2,600,000 Sosh. Dhabka grmkii ayaa ah 50 dollar markaad iska celineyso waa 45 dollar, bansiinka ayaa liitirkii la siiyaa 0.8 fuustadiina waa 178.2 dollars, naftada litirkii waa 0.75 dollar, foostada waa 165 dollars, waa hagaag xaalkuna waa sidaasi
WQ: Ibraahim Fanax