Ciidanka xoogga dalka ayaa si buuxda saakay ula wareegay tuulooyinka Warkulan, Bakajeex, Gaaleef, Warciise, Qoordheere iyo Jilableey ku waasi oo dhammaantood ku yaala inta u dhaxeysa magaalada Jowhar iyo degmada Raageceele ee gobalka Shabeellaha Dhexe.
Deegaanadaan ayaa ahaa kuwa muhiim ah, waxaana howlgalkaan uu qayb ka yahay howlgalka leey sugu furayo degmooyinka Gobalkaan sidoo kalan Argagixisada looga ciribtirayo dalka oo dhan.