Ciidamada Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA iyo Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgallo duqeyn ah ka fuliyey deegaanka Boos-Hareeri ee gobolka Sh/Dhexe iyo deegaanka Jambaluul gobolka Sh/Hoose ayaa dilay 41 xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta, kuwaas oo isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad.