Ciidamada Badda Turkiga oo kaashanaya Ciidanka XD oo soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙

Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙, oo burcad-badeeddu 17-kii Agoosto 2026 ka afduubteen aagga xeebta Jifle ee degmada Eyl, gobolka Nugaal.