R๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐โ ๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ซ๐๐ง ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐๐ฒ ๐๐๐๐๐๐ฅ ๐๐๐๐๐ง ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ฌ๐๐ฒ ๐ญ๐๐ฒ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐
Muqdisho(Wargeyska Dalka);- Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, taasi oo...
Jaamacadda Ummadda oo kaashaneysa Machadka Aljazeera oo daahfurtay laab loogu talagalay xirfadaha warbaahineed
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Rektorka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, iyo Safiirka Dowladda Qadar ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furay Laabka Warbaahinta...
Madaxweynaha oo guddoomiye cusub u magacaabay Jaamacadda Ummadda
Muqdisho(Wargeyska Dalka);- Madaxwayanha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmiya oo dhaqangal ah ugu magacaabay Maxamed Maxamuud Maxamed (PhD) inuu...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo tababar u soo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidanka kumaandooska Danab
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage iyo Taliyaha Ciidamada Hawlgallada Gaarka ah ee Bariga Africa ee Dowladda Mareykanka (JSOTF...
Taliyaha Ciidanka Badda oo sagootin u sameeyey Saraakiil u baxday Waxbarasho dalka Dibediisa ah
Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Xoogga Dalka Soomaaliyeed, General Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar, ayaa kulan sagootin ah u sameeyay saraakiil iyo Saraakiil Xigeeno ka...
Raโiisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Xoghayaha Guud ee Guddiga Qaran Tacliinta sare
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa u magacaabay Dr Axmed Ibraahim Nageeye, Xoghayaha Guud ee Guddiga Qaran ee...
Shirka Wadatashiga Waxbarashada oo Maalintii labaad ka socda magaalada Jowhar
Jowhar (Wargeyska Dalka) โMagaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa maalintii labaad ka socda Shirka Wadatashiga Arrimaha Waxbarashada Soomaaliya, kaas oo ay hoggaamineyso Wasaaradda...
Wasaaradda Waxbarashada oo galabta Shaacineyso Natiijada Imtixaanka Fasalka 12-aad
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, waxa ay galabta shaacineysaa Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad ee sanad-dugsiyeedka 2024/2025.
Wasiirka Waxbarashada...
Minister of Education arrives in Jowhar with delegation
Jowhar, (DalkaJournal) โ A delegation led by the Federal Minister of Education, H.E. Faarah Sheikh Abdulkadir, accompanied by state ministers of education and the...
RW ku-xigeenka dalka โAmni darradu waa dabarka ku xiran horumarka daโyarta Soomaaliyeed.โ
Raโiisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo maanta ka qeyb galay xuska Maalinta Dhallinyarada Adduunka oo sanad Kasta dunida laga...










