Howlgal lagu Dilay xubno Katirsan khawaarijta oo ka Dhacay Degmada Jilib ee Gobolka Jubada...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay Hawlgal culus oo Xalay ay Ciidamada Xoogga Dalka ka fuliyeen Degmada Jilib ee Gobolka...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xarigga ka jaray Iskuul Waxbarasho oo loogu talagalay Gabdhaha
Bakool (Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa maanta xarigga ka jaray Iskuul cusub oo waxbarasho oo loogu talagalay...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa xarigga ka jaray Dhismaha Dugsiga Qur’aanka Kariimka ee Gabdhaha...
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xariga ka jaray Dhismaha Dugsiga Qur’aanka Kariimka ee Gabdhaha Agoonta Boliiska iyo Dhismaha...
Wasiir Cadaay oo kormeeray dugsiyada degmada Matabaan
Matabaan(Wargeyska Dalka):-Wasiirrudowlaha Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad gobolladeedka Hirshabeelle, Dr. Xasan Cadaay, ayaa kormeer shaqo tagay qaar ka mid ah dugsiyada degmada...
Wasiirka Gaashaandhigga oo xarigga ka jaray Xarunta Luqadaha iyo Tarjumaadda
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Luqadaha iyo Tarjumaadda ee Wasaaradda Gaashaandhigga.
Munaasabadda furitaanka waxaa ka soo...
Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
Xuska maalinta macallinka Soomaaliya waxaa sanad kasta lagu qabtaa gudaha Dalka Soomaaliya,waana maalin ku wayn quluubta umadda soomaaliyeed oo loo dabbaaldego 21-ka Nofembar.
1974-tii ayaa...
Safiirka JFS ee Aljeeriya oo kulan la qaatay Taliyaha Guud ee Booliska dalkaas
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Aljeeriya, Danjire Yusuf Axmed Xasan (Yusuf Jeego), ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Guud ee Booliska Qaranka...
Duqa Muqdisho oo qaabilay wafdi ka socda Jaamacadda Carabta
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa qaabilay wafdi ka socda Laanta Ururka Jaamacadda Carabta u xilsaaran...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka qeybgalay Munaasabadda furitaanka Barnaamijka Xoojinta Af-Carabiga ee Soomaaliy
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda furitaanka Barnaamijka Xoojinta Af-Carabiga ee Soomaaliya, isagoo...
Ra’iisulwasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Ururka Jaamacadda Carabta
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay wafdi sare oo ka socda ururka Jaamacadda Carabta, kuwaas...










