Waxbarashada

Wasiirka Caafimaadka XFS oo kormeeray xarunta carruurta agoonta ciidanka Booliiska

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalk Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa kormeer ku tagay Xarunta Agoonta Booliska Soomaaliyeed ee barbaarinta Carruurta. Wasiirka...

Wasiirka cadaaladda oo daah-furay imtixaanka bixinta ruqsadda Nootaayada

0
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta daah-furay imtixaanka bixinta ruqsadda Nootaayada dufcadda saddaaxaad oo ay u fariisteen...

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Warbixinta Toddobaadlaha Muqdisho, Arbaco, 10 May, 2023 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay qaaddey tallaabbooyin ka...

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Warbixinta Toddobaadlaha ah ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 26 April, 2023 1- Dowladda iyo shacabka ayaa ugu Hambalyeeyay Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo...

Jaamacadda Qaahira oo bilaabaysa barashada Af-Soomaaliga

0
Xarunta barashada luqadaha Afrika ee hoos tagta Jaamacadda Qaahira ayaa sheegtay inay billaabeyso koorso lagu baranaayo luqadaha ugu waaweyn uguna faafintaanka badan Africa,Luqadaha lagu...

Dadka deegaanka ceel-huur oo loo qeybiyay deeq raashin ah oo ka timid Qadar

0
Maamulka degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa deeq raashin ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo gaaraya kun iyo laba boqol. Deeqdaan raashinka ah oo...

Shirweynaha Qaran ee Waxbarashada oo galay maalinkii 3-aad

0
Shirweynaha waxbarashada dalka ayaa galay maalintiisa 3-aad, waxaana soconaya dood cilmiyeedyo kala duwan oo ay ka mid tahay Caafimaadka iyo Bed-qabka ardayda Dugsiyada iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh” Dowladda waxay shaqaalaysiin doontaa 10 kun oo macallin si loo daboolo...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan sheekh Maxamuud ayaa balanqaadadiisii ololaha doorashada waxa ka mid ahaa kor u qaadida waxbarashada dalka iyo in...

Xubno ka mid ah guddiga Qaranka ee shaqaalaha rayidka dowladda oo tababar loo soo...

0
Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Diiwaangelinta iyo Tababaradda Mudane Ahmed Mohamed Hassan iyo Agaasimaha Guud ayaa manta shaqaalaha Guddiga u soo xiray tababar socday muddo laba todobaad...

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta oo tababar u furay Ducaadda iyo Imaamyada

0
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arr. Diinta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta magaalada Muqdisho uga furay Ducaadda iyo Imaamyada tababar ku saabsan...