Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo maxkamadda Gobolka Banaadir u gudbiyay dacwada saraakiil ka...
Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay Eedda saraakiil ka tirsan Hey’adda socdaalka iyo Jinsiyadda, Xafiiska Hanti-dhowrga guud ee...
Ciidamadda Qalabka sida oo burburiyay saldhiggii khawaarijta ee Koonfur Gobolka Mudug
Xarardheere- Hawlgal milateri oo shalay ka dhacay deeegaanka Dumaaye ee Gobolka Mudug ayaa lagu burburiyay xaruntii Khawaarijta ee Koonfuurta Gobolka Mudug.
Hawlgakaan oo ay iska...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan
Maxaas:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardar galinta howgalada ciribtirka Khawaarijta ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya
Baaydhabo:-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta qaabilay Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya Mr Lionel Laurens.
Kulanka oo ay ka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shir guddoomiyay kulanka Guddoonka sare ee Maamulka Gobolka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddoonka sare ee Maamulka Gobolka Banaadir oo looga...
Maareeye Ku xigeenka Hay’adda Taya dhowrka Qaranka oo gaartay Degmada Doolow ee Gobalka Gedo
Maareeye Ku xigeenka Hay’adda Taya dhowrka Qaranka Marwo Suuban Cabdinuur Gaas oo ay wehliyaan masuuliyiin katirsan hay’adda SoBS oo gaartay Degmada Doolow ee Gobalka...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo kormeer ku tagay Xafiisyada ku howlan dakhli uruurinta cashuuraha
Si loo dar-dar galiyo sare u qaadidda dakhliga Dowladda, wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kormeer ku tagay xafiisyada ku...
Xalka Khawaarijtu waa Xabad (WARBIXIN)
Dalka waxaa ka soconayo howlgallo dhulka iyo Cirka ah, kuwaasi oo ay wadaan Geesiyaasha xoogga dalka oo kaashanayo kuwa deegaanka oo loo yaqaan Macaawisleyda...
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo ku baaqay in la garab istaago ciidanka Qaranka
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo warabaahinta la hadlay ayaa ku baaqay in la garab istaago ciidamada Qaranka...
Guddoomiye Madaale: Waa inaan muujinaa midnimadeena ku aadan ladagaalanka Khawaarijta iyo in dalkaan laga...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), oo ka qeybgalayay kulan lagu taageerayey howlgallada dalka looga xoreynayo khawaarijta ayaa...










