Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dowladda Qatar kala hadlay in ay garab ku siiso ciribtirka...

0
Doxa-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta kulan muhiim ah la...

Xildhibaanno iyo Odayaasha dhaqanka oo la dardaarmay Ciidanka dib u xoreynta

0
Xildhibaannada iyo Odayaasha dhaqanka kasoo jeeda degmooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri ayaa dhiirrigalin iyo ballanqaadyo u sameeyay ciidanka xoreynta  deegaannadaas. Xildhibaan, Maxamed Abuukar Jacfar ayaa la...

Soomaaliya iyo QM oo ka wada hadlay horumarinta maal gashiga dalka

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xasan Shire oo uu wehliyo Agaasimaha Waaxda Qorsheynta, Mudane Muuse...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka sameeyay koofurta Mudug

0
Gaalkacyo- Ciidamada Xoogga Dalka, Daraawiishta Galmudug iyo kuwa deegaanka ayaa saaka howlgal qorshaysan ka fuliyay dhulka miyiga ah ee u dhaxeeya Qeycad iyo shabeelloow...

Wasiirka gaadiidka XFS oo Sacuudiga kaga qayb galay shirka horumarinta iyo gaadiidka badaha

0
Jeddah- Wasiirka Wasaarada Dekadaha iyo Gaadiidka Badda JFS Amb. Cabdullaahi Axmed Jaamac ayaa maanta Magaalada Jeddah ee Dalka Sucuudiga uga qayb galay shirka horumarinta...

Dr:Xasan Sh:Waxaan ku baaqayaa in qof kasta uu door ku yeesho xoreynta Dalka (WARBIXIN)

0
Howlgal Milateri oo dhawaan ka dhacay deeegaanka Dumaaye ee Gobolka Mudug ayaa lagu burburiyay xaruntii Khawaarijta ee Koonfuurta Gobolka Mudug, iyadoo Howlgakaan oo ay...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA AXMED NAAJI SACAD

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo ka qeyb galay daah-furka shirka warbixinta horumarka caalamiga...

0
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane, ayaa magaalada Beijing kaga qayb galay munaasabadda daahfurka shirka warbixinta horumarinta caalamiga ah ee...

Wasaaradda warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeysay geerida fanaan ustaad Axmed Naaji Sacad

0
Wasiirka Warfaafinta , Dhaqanka iyo Dalxiiska, Wasiirku Xigeenka, Agaasimaha Guud, Agaasimayaasha Wasaaradda Iyo shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska JFS Waxay tacsi tiiraanyo leh...

Ra’iisul wasaare Xamse iyo wafdigiisa oo gaaray dalka Qatar

0
Dooxa:  Ra’iisul wasaaraha xukuumadda jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii balaarnaa ee uu hoggaaminayo ayaa si diirran galabta loogu soo dhaweeyay...