Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dhismaha waddo Laami ah

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha waddo Laami ah oo laga hirgalinayo jidka mara...

Agaasimah Tacliinta sare Ismaaciil,”Waxaan qasab ka dhigeyna in la barto kuliyada waxbarashada”.

0
Agaasimaha Tacliinta sare ee Wasaaradda Waxbarashada Ismaaciil Yuusuf Cismaan ayaa sheegay in Hey’adda Iftin ay shaqo wanaagsan ka qabatay arrimaha Waxbarashada dalka,“Markii ay wasaaradda...

Olombikada Soomaaliyeed oo shaqada ka joojiyey gudoomiyaha xiriirka cayaaraha fudud

0
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo shaqada ka joojiyey guddoomiyaha xiriirka cayaaraha fudud Khadiijo Aadan Daahir. Guddiga oo tixraacaya soo jeedinta ka timid wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha...

Wasaaradda ciyaaraha oo amartay shaqo ka joojinta Guddoomiyaha xiriirka cayaaraha fudud

0
Wasaraadda dhallinyarada iyo ciyaaraha dowladda FS ayaa xiriirka Olombikada Qaranka ku amartay in shaqo ka joojin lagu sameeyo guddoomiyaha xirriirka ciyaaraha fudud ee dalka...

Guddoomiyaha aqalka sare oo kormeer ugu tagay guddiga madaxa banaan ee Dastuurka

0
Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee dalka mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo maamta kormeer ugu tagay guddiga madaxa banaan ee dib u eegista iyo hirgalinta...

Wasaaradaha Qorshaynta iyo waxbarashada oo ka wada shaqaynaya horumarinta qorshaha waxbarasho ee dalka

0
Wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sh. Faarax (Beenebeene) ayaa kulan miro dhal ah la qaatay wasiirka...

Aqalka sare ee BFS oo ansixiyay guddiyada joogtada ah ee golaha

0
Mudanayaasha golaha Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay guddiyada joogtada ah ee golaha oo isku shaan-dheyn lagu sameeyay. Kal fadhiga labaad, kulankiisa saddexaad...

Wasiirka difaaca XFS iyo ku xigeenkiisa oo maanta hor tagay guddiga difaaca Qaranka ee...

0
Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee BJFS oo gudanaya waajibaadka ka saaran kor joogtaynta iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ayaa maanta u yeeray...

Kenya oo sheegtay inay dishay 60 ka tirsan khawaarijta Al-Shabaab

0
Ciidamada Kenya ayaa deegaanka u dhaxeeya Lamu iyo Tana River ku dilay In ka badan 60 qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatey Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada, isagoo ka dhegeystay...