SI LOO HELO DAD IYO DUUNYO CAAFIMAAD QABA MAXAAN U BAAHAN NAHAY?
Marka ugu horreysa xoolaheenna ma xisaaban yihiin ari geel lo maxaan tiro sax ah heysanaa haddaan soomaali nahay? Xaqiiqo ahaan jawaabtu waa maya laakiin...
NOOTAAYO MAXAY QABATAA?
Nootaayo waa Xafiis u xilsaaran qabashada adeegyada Sharciga ah. Waxaa furitaankiisa u xilsaaran Wasaarada Cadaalada, Arrimaha Diinta iyo dhaqancelinta ayada oo raacaysa Xeerka Nootaayada...
Danjirayaasha Soomaaliya iyo Comoros ee Ethiopia oo ka wadda hadlay Adkaynta Iskaashiga Labada Dal
Danjirayaasha Soomaaliya iyo Comoros ee dalka Ethiopia Ambassador Cabdullaahi Maxamed Warfaa iyo Ambassador Youssouf Assoumani Mondoha, ayaa xaruunta Safaaradda Comoros ee Addis Ababa ku...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay agaasimaha guud ee madaxtooyada qaranka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdixakiim Maxamed Yuusuf Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka.
Mudane Cabdixakiim waxa uu ahaa...
Ciidanka xoogga dalka oo howlgal qorshaysan ka fuliyey Magaalada Buqa-qable ee gobalka Hiiraan
Buqa-qable:-Howlgalka waxaa lagu beegsaday saddex xaruumood oo Khawaarijta ay lahaayeen kuwaas oo dhammaantood la burbruriyay.
Goobta ugu horraysa waxa ay ahayd Garaash ay Khawaarijta u...
Dibadbax lagu taageerayo gulufka dagaal ee ka dhanka ah Khawaarijta oo Cadaado ka dhacay
Banaan-baxaan oo ahaa mid lagu taageerayay dhameystirka wajiga 1-aad ee dagaalka ka dhanka ah kooxda Khawaarijta ayaa ka dhacay magaalada Cadaado ee gobolka galgaduud.
Boqolaal...
Madaxda qeybta 43-aad oo kormeer dhiirigalin ah ku tagay fariisimaha ciidanka ee Baarsanguuni.
Taliyaha qeybta 43-aad ee ciidanka Xoogga Jeneraal Dalka Cali Maxamed Maxamuud ayaa kormeer howleed oo ku saabsanaa xaaladda ciidanka ku tagay fariisimaha ciidanka ee...
Xi Jinping oo K/Afrika kaga qeybgalaya kulanka dalalka ku bohoobay Ururka BRICS
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa lagu wadaa in uu ka qeybgalo shir madaxeedka wadamada ku bahoobay ururka BRICS, kaas oo ka furmaya Dalka Koonfur...
In ka badan 20 Dhagar-qabe oo lagu dilay howlgal ka dhacay Sh/Hoose
In ka badan 20 Dhagar-qabe oo ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal qorshaysan oo ciidamada Qaranka iyo Saaxiibada caalamka ay ka fuliyeen deegaanka...
Madaxweynaha JFS oo ka hadlay dagaalka ka dhanka ah khawaarijta iyo qorshaha dowladda kaddib...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamaareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug uga qayb galay kulan dadweyne oo shacabka soomaaliyeed...










