Wararka

DEG DEG; Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay degaanno katirsan Shebeellah dhexe

0
Ciidanka xoogga dalka ayaa si buuxda saakay ula wareegay  tuulooyinka Warkulan, Bakajeex, Gaaleef, Warciise, Qoordheere iyo Jilableey ku waasi oo dhammaantood ku yaala inta...

Shirka wadatashiga wasaaradaha Xanaanada xoolaha oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey

0
Shirka wadatashiga Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo muddo laba maalina ka socday magaalada Muqdisho ayaa...

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee BJFS oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Belgium

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta la kulmay dhigiisa dalka Belgium-ka Marwo Eliane Tillieux, oo...

Madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe oo gaaray furinta.

0
Madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe oo wehliyaan Xildhibaan Cusmaan Xaadoole, guddoomiyaha gobolka Shabeellada Dhexe, saraakiil iyo masuuliyiin kale ayaa ku sugan aagaga hore ee gobolka...

Howlgallo ka dhan ah argagixisada oo laga sameeyay degaannada Garasyaani iyo jiciboow ee gobolka...

0
Ciidaanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta howl-gallo lagu sifeeynayo kooxda argagixisada ah ka sameeyay deegaannada ku xeeran Jiciboow iyo Garasyaani ee Gobolka Hiiraan. Guutada 15aad...

Agaasimayaasha iyo madax qeybeedyada shaqaalaha ee wasaaradaha dowladda oo maanta tababar loo furay

0
Guddiga Qaran ee shaqaalaha rayidka ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta tababar iyo wacyi-gelin ku saabsan xeer-nidaamiyaha maamulka shaqaalaha u furay Agaasimayaasha iyo madax...

In ka badan 10 argagixiso ah oo lagu dilay howlgal ka dhacay deegaanka Xalfooleey

0
Ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka oo is kaashanaya ayaa saakay aroortii howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka xalfooley oo u dhow xadka gobollada Hiiraan iyo...

Guddoomiyaha degmada Matabaan oo deeq kala duwan gaarsiiyay degaanka Moqokori

0
Guddoomiyaha degmada Matabaan , Bashiir C/raxmaan Sheekeeye ayaa deeq isugu jirta dawo, dhar iyo agabyo kale gaarsiiyay dadka iyo ciidanka xoogga dalka ee ku...

Australia oo ka noqotay in Galbeedka Qudus ay tahay Caasimadda Israa’iil

0
Dowladda haatan ka talida dalka Australia ayaa sheegtay inaysan mar dambe u aqoonsan doonin Galbeedka Quddus in ay tahay caasimadda Israa’iil,kadib markii dowladdii hore...

Dowladda oo soo dhoweysay qiimeyntii ugu dambaysay ee IMF

0
Wasiirka Wasraaradda maaliyadda dowladda federaalka Soomaaliya Dr; Cilmi Maxamed Nuur ayaa sheegay warbixintii ugu dambaysay ee ay hay’adda lacagta Adduunka IMF kasoo saartay hannaanka...