Wararka

Wasiirka Amniga XFS iyo Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo Xarigga ka jaray Dhismaha Cusub...

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) iyo Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya Dr. Axmed Cali Daahir ayaa si...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Kormeeray Difaacyada Ciidanka ee Deegaanka Xawaadleey

0
Taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa kormeeray fariisimaha ciidanka xoogga dalka ay ku leeyihiin degaanka Xawaadley. Gen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeeray Difaacyada Ciidanka Xoogga ee...

Ciidanka Xoogga Dalka oo argagixisada ka saaray degaanno katirsan gobolka Shabeellada dhexe

0
Jowhar- Guutada 17-aad ee kumaandooska CXDS ayaa howlgallo ballaaran ka sameeyeen saacadihii lasoo dhaafay degaano ay kamidyihiin Warciise, Gaaleef, Qoordheere, Jilable, oo dhammaantod hoostaga...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo gaaray Beled weyne

0
Beled weyne- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beled weyne halkaasi oo uu ku...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WASIIRRADA WAXBARASHADA HEER FEDERAAL IYO HEER DOWLAD-GOBOLEED

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirrada Waxbarashada heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee dalka ayaa kala...

Shacabka degmada Kaaraan oo qabtay Laba dhagarqabe oo ka tirsanaa Al-shabaab

0
Shacabka ku dhaqan Degmadda Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku dhigay Laba dhagar qabe oo ka tirsan Argagixisada Al-shabaab oo isku dayay inay...

Duqa Muqdisho oo casha sharaf u sameeyay Cayaartooyda Xulka Qaranka ee 17-jirrada

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Casho sharaf u sameeyay xalay Cayaartooyda Xulka Qaranka 17-jirrada ee kusoo...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saacadihii ugu dambeeyay argagixisada ka saaray degaano katirsan gobolka...

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saacadihii ugu dambeeyay argagixisada ka saaray degaano katirsan gobolka Shabeelaha dhexe. Howgal ay ka sameeyeen degaanada Warciise, Gaaleef, Jilable, oo...

Duqa Muqdisho oo casha sharaf u sameeyay Cayaartooyda Xulka Qaranka ee 17-jirrada

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Casho sharaf u sameeyay xalay Cayaartooyda Xulka Qaranka 17-jirrada ee kusoo...

Safiirka Soomaaliya ee dowladda Uganda oo kulan la qaatay wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Uganda

0
Kampala- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Uganda u fadhiya Danjire Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) ayaa kulan kula qaatay magaalada Kampala...