Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha Ahmed Moallim Fiqi oo booqday taliska ciidanka Gorgor ee degmada Xarardheere

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi oo socdaal shaqo kujooga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa booqday taliska...

Taliyaha ciidan boliiska oo kormeeray ciidanka Darawiishta boliiska ee ku sugan degmada Cadale

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin oo ay wehliyaan Saraakiil kale, ayaa Maanta kormeeray Xerada Ciidanka Daraawiishta Boliiska Soomaaliyeed ee ku...

Ugu yaraan 63 qof oo ku dhintay dab qabsaday dhismo ku yaalla K/Afrika

0
Ugu yaraan 63 qof ayaa ku dhintay in ka badan 43 kalena waa ay ku dhaawacmeen dab ka kacay dhismo dhowr dabaq ah oo...

Mungaab”Qofkii dagaalka Khawaarijta Siyaasad ka dhex raadisha waxaan leeyahay Iimaanka Allaha galiyo”

0
-Guddoomihii hore ee Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Mungaab ayaa sheegay in aan xilligaan aysan wanaagsaneyn in siyaasada laga dhex raadiyo dagaalka Khawaarijta looga...

Maraykanka oo ka digay in Woqooyiga Kuuriya ay hub ka iibiso Ruushka

0
Afhayeenka amniga qaranka ee Aqalka Cad John Kirby ayaa sheegay in Maraykanku uu ka walaacsan yahay heshiisyada hubka ee dhexmari kara Ruushka iyo Kuuriyada...

Dad ku geeriyooday dhisme ku soo dumay magaalada Muqdisho

0
Dhismayaal iska ag-dhawaa oo ka koobnaa ilaa labo dhisme oo dhabaqayo ahaa ayaa ku soo dumay guri filo ah oo ay daganaayeen haweeney iyo...

Wasiir Mukhtaar Roobow “Khawaarijta waa laga adkaanayaa, meelo badan ayaana looga adkaaday”.

0
Wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta dowladda FS mudane Mukhtaar Roobow iyo qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho...

Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Ciidamada Qalabka Sida mar kale ku amaaney geesinimada ay muujiyeen intii ay socdeen hawlgalada milateri ee ka dhanka...

Madaxweyne Lafta gareen oo xarigga ka jaray wejiga 1-aad dhismaha waddooyinka Magaalada Baydhabo

0
Baydhabo- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheikh Bashiir iyo wafdi Xildhibaanno ah oo uu hoggaaminayo ayaa...

Duqa Muqdisho oo gaaray Aadan yabaal

0
Aadan yabaal- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuussuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa gaaray taliska ciidamada Xoogga Dalka ee degmada Aadan Yabaal,...