DOORKA BOLIISKA EE BAAHINTA AMNIGA IYO YARAYNTA DAMBIYADA ABAABULAN (QEYBTA 1-AAD)
Shaki kuma jiro in ujeedka loo unkumay ciidanka Bilayska iyo Hay`adha amnigu ay yihiin ilaalinta xuquuqda asaasiga e nafta iyo maalka muwaadinka sida ku...
Wasiir Biixi” Labadii bilood ee la soo dhaafay DF waxay ku guuleysatay in ay...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in ay ku guuleyteen in dakhliga Dowladda...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowladda Galmudug...
NIN BUKAA BOQOL U TALISAA EE BEESHINKA QARASH BADAN MA BIXIN KARAA?
Waxaa la yiraahdaa Nin bukaa ma bilna, sidoo kale Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa(Nin bukaa boqol u Talisay)taas oo ah in qofka bukaanka uu qof...
BARBAARINTA WANAAGSANE WAA BADBAADADA BULSHADA.
Kolkaad maqasho barbarian waxaa durbadiiba maankaaga ku soo dhacaya in loola jeedo kaalin waalidka oo keliyihi u idman yihiin oo aan cid kale la...
AMNIGA GOBOLKA BANAADIR OO U BAAHAN IN KOR LOO QAADO
Waxaa mar walba habboon in la Feejignaado xilliyada dagaalladu ay ka jiraan dalka.
Sidoo kale, haddii ay jiraan howgallo dagaal oo ka soconaya gobollada iyo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb ku qaabilay qaar kamid ah siyaasiyiinta Koonfur-galbeed
Dhuusamareeb-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka BFS iyo siyaasiyiin ka soo jeeda...
SODMA oo digniin ka soo saartay khatarta Roobabka iyo Duufaanta El-nino
Roobab mahiigaan ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ka da’aan dalkeenna si gaar ah goobaha laga cabsi qabo waxaa ka mid ah Wabiyada,...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray Dugsiga ay wax ku bartaan hablaha Agoonta ah
:-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada maamulka gobolka Banaadir mudane Cabdicasiis Cismaan...
Xukunno dil ah oo lagu riday dhagar qabayaal ka tirsanaa Khawaarijta oo dilal ka...
Xukunno dil ah oo lagu riday dhagar qabayaal ka tirsanaa Khawaarijta oo dilal ka fulisay magaalada Gaalkacyo.
Anas Cabdulqaadir Cali Maxamuud (Salmaan) iyo Aadan Mursal...










