Wararka

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal lagu cirib tirayo khawaarijta ka wada koofurta Mudug

0
Howlgal qorshaysan oo ay si wadajir ah u fulinayaan Ciidanka Xoogga dalka iyo Ciidamada deegaanka ee beelaha Koofurta Mudug ayaa ka socda hawdka tuulada...

Koongareeska Mareykanka oo markii ugu horeysay xilka ka xayuubiyay Afhayeenkoodi

0
Xubnaha aqalka Koongareeska Mareykanka ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyay in xilka ka qadista afhayeenkoodi, Kevin McCarthy, tallaabadaas oo noqonaysa tii ugu horreysay ee...

Howlgallo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta oo laga fuliyay Shabeellada hoose

0
Ciidamada daraawiishta Koonfur Galbeed oo kaashana Ciidamada Xoogga iyo dadka degaanka, ayaa Khawaarijta kala wareegay degaanno hoos taga degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellada hoose. Taliyaha...

Soomaaliya oo Masar kaga qayb galaysa shirka wada tashiga ee horumarinta Shaqada hufan

0
Qaahira- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar si uu uga qeyb galo shirka wada tashiga ee horumarinta...

Ciidamada dowladda oo howlgallo ka sameeyay degaanno hoos taga Qoryooleey

0
Ciidamada qalabka sida ee DFS ayaa Khawaarijta kala wareegay degaanno hoos taga degmada Qoryoolay ee gobolka Shabeellada hoose. Taliyaha ciidanka daraawiishta Koonfur Galbeed ee degmada...

Wasiirka Shaqada XFS oo Masar kaga qeyb galaya shirka horumarinta Shaqada

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar si uu uga qeyb galo shirka wada tashiga ee horumarinta Shaqada...

Magaalada Napoli oo uu ka dhacay dhulgariir ka hor kulanka Real Madrid

0
Napoli: Magaalada Napoli waxaa gilgilay dhulgariir saacado ka hor inta ay kooxda Napoli wajihi rabtay Real Madrid  kulan ka tirsan Champions League. Sida 10 baabuur...

Xubin ka tirsan Khawaarijta oo isu soo dhiibay ciidanka xoogga dalka ee ku sugan...

0
Kismaayo: Maxamed Cumar Maxamed oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Khawaarijta ayaa isu soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degaanka Baar-sanguuni ee gobolka...

Wasiirka dhallinyarada Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

0
Qaahira: Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha xukuumadda FS mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho shaqo ku jooga dalka Masar...

Hay’adda cilmi baarista baddaha Soomaaliyeed oo digniin u dirtay shacabka Soomaaliyeed

0
Waxaana aad ina soo gaaray, hay’adda maareynta musiibooyinka ku magacowday ogeysiiskeeda DIGNIIN, in saadaashu sheegayso roobab mahiigaana oo ku soo wajahan dalkeena. Hay’adda cilmibaarista badaha...