Wararka

BULSHADA SOOMAALIYEED OO TAAGEERO AF IYO ADIN AH LA GARAB TAAGAN DIRIRTA LAGULA JIRO...

0
Bulshada soomaaliyeed ayaa taageero dhinac walba ah la garab taagan ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa deegaanka sida wada ognahay khawarijta ayaa sanado badan gumaad...

GAARISTA NOLOL QIIMO LEH

0
Maalin walba waxaad ku soo toostaa rajo iyo qorshe cusub oo la xiriira noloshaada xilliga aad habeenkii gogosha tagtana ka hor inta aadan seexan...

Sanadka 2023-ka Soomaaliya waxay gaartay guulo taariikhi ah (WARBIXIN) Qeybtii 2-aad

0
Dhacdooyinka Soomaliya ee sanadka 2023-ka oo sii dhammaanaya ayaan waxaan eegeynaa muddadaasi maxaa u qabsoomay Dowaladda Soomaaliya oo qorsheysatay arrimaha soo socda:- siyaasadda arrimaha...

DOORKOODA DUMARKA KORIS IYO GANACSI OO SI WEYN U MUUQDA.

0
burburkii ka dib dalkeena Soomaaliyeed waxa uu galay marxalado kala duwan oo halisteeda wadatay wax kasta oo kaabayaasha dhaqaale ee dalka oo uu burburay...

XUBINNIMADA EAC WAXAY SOOMAALIYA IYO GOBOLKABA U HORSEEDI DOONTAA WAA CUSUB OO RAJO,...

0
Hoggaamiyeyaasha Wadamada Urur Goboleedka Iskaashiga Bariga Afrika (East African Community) ayaa dhowaan go’aan ka gaaraya in Soomaaliya ay ugu dambeyntii noqoto xubintii 8-aad ee...

General Dayax : Reer Qararow wax allaale wixii aad uga baahan tihiin Ciidanka Xoogga...

0
-Taliyaha ciidanka Dhulka xoogga dalka Dayax Cabdi Cabdulle oo boqolaal askar katirsan xoogagga degaanka kula hadlay deegaanka Qararow ee koofurta mudud ayaa uga mahadceliyay...

Gaashaanle Saahid :Maalmaha soo socda Mudug Khawaarijta waan ka soo afjaraynaa

0
-Taliyaha Guutada 17-aad Kumaandooska Gorgor Gaashaanle Saahid Jaamac Faarax oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in maalmaha soo socda khawaarijta guud ahaan laga...

SOO KABASHO DHAQAALE EE DALKA

0
Adduunyada waa harka labadiisa galin dhaqaaluhuna waxaa ku yimaada isbaddallo soo kabashada dhaqaalahana waxa uu u baahan yahay waxqabat badan iyo dadaal si taasi...

ISBEDELKA DABEYSHA SIYAASADEED EE CAALAMKA

0
Ma kula tahay in caalamka ay ku soo wajahnaan karto dabeyl cusub oo siyaasadeed marka la eego sida ay haatan wax u socdaan iyo...

Xiriirka kubadda cagta JFS oo sheegay in dib loo dhigay jadwalka

0
Waxaa dib loo dhigay muddo labo maalin ah tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka iyo maamulka gobolka Banaadir. Warqoraal ah...