Wararka

Maraykanka oo damaca Itoobiya ku tilmaamay mid fursad siinaya khawaarijta

0
Dawladda Maraykanka ayaa mar kale si aad u culus uga hor timid xad gudubka Ethiopia ee ka dhanka ah dalkeenna, wuxuuna ku tilmaamay ficilka...

Hay’adda SoDMA oo deeq daawo ah u dirtay Degmada Ceeldheer ee Gobalka Galgaduud

0
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud u dirtay shixnad Daawo ah taas oo dhan 1-Tan. Deeqdaan ayaa loogu...

Hanti-dhowraha guud ee Qaranka oo qaabilay sii hayaha Saafaradda Norway

0
Hantidhowraha Guud ee JFS Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta Xafiiska Hantidhowrka Guud ku qaabilay sii hayaha Saafaradda Norway ee Soomaaliya Mudane Carsten Carlsen...

Wasiirka maaliyadda oo daah-furay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2024

0
Munaasabad si heer sare ay u soo agaasintay Waaxda Maasiyadda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen Wasiirka maaliyadda Soomaaliya mudane Biixi...

200 qof oo macluul ugu dhimatay Ethiopia

0
Addis Ababa-(SONNA)-Ilaa 225 qof – oo ay ku jiraan carruur – ayaa macaluul ugu dhintay gobolka Tigray ee ay abaaraha iyo colaadaha saameeyeen lixdii...

Wiil dhalinyaro ah oo Muqdisho ka hirgeliyay warshad sameysa Burjikooyinka cuntada lagu karsado

0
Wiil dhallinyaro ah oo lagu magacaabo Eng: Maxamed Axmed Cusmaan ayaa magaalada Muqdisho ka hirgeliyay warshad si maalinle ah u sameysa Burjikooyinka dad cuntada...

Garsoore Soomaaliyeed oo caawa dhex-dhexaadin doona Koobka Qaramada Qaaradda Afrika

0
Abidjan- Garsoore Soomaaliyeed ayaa caawa markii ugu horraysay dhex-dhexaadin doona ciyaar ka tirsan Koobka Qaramada Qaaradda Afrika 2024-ka. Garsoore Cumar C/qaadir Cartan ayaa caawa dhex-dhexaadin...

Odayaasha dhaqanka gobollada Waqooyi oo ka digay damaca guracan ee Itoobiya

0
Hargeysa- Qaar kamida Odayaasha deegaanka Sheekh Aware ee gobollada Waqooyi ayaa si adag uga soo horjeestay damaca Ethiopia ee Badda Soomaaliya. Odayaashan oo qayb ka...

Qaramada M oo sheegtay in Israa’iil ay hor istaagtay badbaadinta dadka ee Woqooyiga Gaza

0
Xafiiska Qaramada Midoobay ee isku xirka arrimaha bini’aadanimada ayaa sheegay in Israa’iil ay diidan yihiin gargaarka bini’aadanimo ee ku socda Woqooyiga Gaza ee lagu...

Duqa Muqdisho oo Casho sharaf u sameeyay wafdi ka socda dalka Cumaan

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar, casho sharaf ugu sameeyay Wafdi ka...