Wararka

Dowladda Soomaaliya oo dalka ka mamnuucday Bacaha halka mar la isticmaalo

0
Wareegto ka soo baxday wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu mamnuucay Bacaha halka mar la isticmaalo kuwaas halis ku ah...

Ciidanka qaranka iyo saaxiibada Caalamiga ah oo burburiyey xaruntii Kaydka Hubka khawaarijta ee Galgaduud

0
Howlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Xoogga Dalka, Hay’ada Nabad Sugida iyo Saaxiibada caalamka ayaa ka dhacay deegaannada kala Jacar iyo Garab la’ oo ka...

Guddiga Haweenka Aqalka Sare ee BJFS oo booqday Golaha Sare ee Ruwanda

0
Kigali:-Guddiga Haweenka Aqalka Sare ee BJFS oo hawlo shaqo ku jooga dalka Ruwanda, ayaa booqday xafiisyada Golaha Sare ee Ruwanda, xarunta la socodka arrimaha...

Madaxweyne Xasan Sh. ‘Hoggaamiye dhab ah’ (WARBIXIN)

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta kaga qeyb galay Shirka ku saabsanaa Amniga Soomaaliya oo ay ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Imaaraatka kaga qayb galay shir looga hadlayey Amniga Soomaaliya

0
Abu Dhabi:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta kaga qeyb galay Shirka ku saabsanaa Amniga Soomaaliya oo ay...

Wasaaradda waxbarashada oo heshiis la saxiixatay hay’adda Samafalka ee Qatar

0
Heshiiskan ayaa waxa goobjoog ka ahaa safiirka Dowladda Qatar u joogo Soomaaliya, wafdi ka socday Wasaaradda Dhaqanka Dowlada Qatar, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashda, Xoghayaha joogtada...

Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo kaalmo raashin ah ku wareejisay maamulka gobolka Gedo

0
Munaasabadd kooban oo ka dhacday Baqaarka kaydka raashinka hay’adda maareynta musiibooyinka ayaa maanta Guddoomiyaha hay’adda mudane Maxamuud Macallim Cabdulle waxa uu shixnad raashin iyo...

Hangarka dayactirka Diyaaradaha oo Muqdisho laga furay

0
Waxaa maanta magaalada Muqdisho laga daahfuray Blue Hangar, oo ah hangarkii ugu horreysay ee lagu hubiyo bedqabka diyaaraha, laguna dayactiro ee laga furo Soomaaliya...

Maraykanka oo marka kale ku celiyey sida uu uga soo horjeedo damaca Ethiopia ee...

0
Nairobi : Dowladda Maraykanka oo aad u adkaysay inay kala midaysantahay IGAD, Hay’adaha caalamiga ah iyo bahwadaagta kale ee Qaarada Afrika in Qaranimada iyo...