Wasiirka Awqaafta XFS oo kulan la qaatay hoggaanada siyaasadda iyo wacyigelinta ee Ciidanka Xoogga...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta JFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa maanta xafiiska ku qaabiley hoggaanada siyaasadda iyo wacyigelinta ee Ciidanka Xooga Dalka...
Ciidanka xoogga oo gacanta kusoo dhigay xubno katirsan khawaarijta
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Deegaanka ayaa saakay gacanta ku dhigay 2-xubnood oo ka tirsan khawaarijta.
Howgalka lagu soo qabtay labadaan nin ee...
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka XFS oo ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigaya wax-qabadka Gobolka Banaadir
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xalay ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay wax-Qabadka maamulka gobolka Banaadir oo lagu qabtay xarunta...
2023 ‘Sanadkii Guulaha Soomaaliya’ (WARBIXIN)
Sanadkii tegay ee 2023-kii ayaa waxaa lagu tilmaamaa inuu ahaa sanad Soomaaliya ay ku tilaabsatay guulo fara badan, waxaana ka mid ahaa inuu ahaa:-
1.Wuxuu...
Ciidanka xoogga oo gacanta kusoo dhigay xubno katirsan khawaarijta
-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Deegaanka ayaa saakay gacanta ku dhigay 2-Horjooge oo ka tirsan khawaarijta.
Howgalka lagu soo qabtay labadaan Horjooge ayaa...
Munaasabad lagu soo Bandhigayay wax-Qabadka Gobolka Banaadir oo xalay lagu qabtay Aqalka Dowladda Hoose
Waxaa xalay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir lagu qabtay Munaasabad lagu soo Bandhigayay Wax-Qabadka Maamulka Gobolka Banaadir ee sanadkii 2023-ka,oo ay ka qeeybgaleen Ra’iisul Wasaare...
GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA AH
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 7-aad ee Guddiga Joogtada ah ee...
Horjoogihii Khawaarijta ee degmada awdheegle oo lagu dilay howlgal qorsheysan
Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgallo qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka kuwaas oo ka dhacay...
Ciidamada Dowladda oo burburiyay fariisimo ay khawaarijtu ku laheyd deegaanno hoos taga degmada Xuddur
Xuddur-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaar ahaan Guutada 9-aad Qeybta 60-aad CXDS ayaa howgal bur burin ah ka sameeyay Deegaano dhowr ah oo kala ah...










