Wararka

Wasiir Maareeye oo qaabbilay wafdi ka socda Midowga yurub

0
Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa qaabbilay wafdi ka socda Midowga Yurub. Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaya, Jens Hoegel oo ah...

Shir ku s๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง q๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š i๐ฌ-๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง oo ka furmay Muqdisho

0
Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir ballaaran ๐จ๐จ k๐ฎ s๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง q๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š i๐ฌ-๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ay g๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ญ๐š๐๐ฎ h๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐จ. Shirka oo ay si wada-jir ah u soo...

Guddoomiye ku xigeenka golaha shacabka oo kulan laqaadatay safiirka shiinaha

0
Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka BJFS Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta booqatay Safaarada Shiinaha ay kuleedahay Magaalada Muqdisho waxaana soo dhaweeyay safiirka...

Ciidanka xoogga oo howlgal ka dhan ah khawaarijta ka fuliyay degaanno ka tirsan koofurta...

0
Ciidanka xooga dalka gaar ahaan guutada 13-aad Qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudugย  oo garab ka helaya Macawisleyda deegaanka ayaa howlgal...

Shirweynaha Culimada dacwada Salafiga Soomaaliyeed oo maanta ka furmay Muqdisho

0
Shirweynaha Culimada dacwada Salafiga ย Soomaaliyeed ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo ay ka soo qeyb-galeen masโ€™uuliyiin kale duwan oo ka socda Culimaaโ€™diinka,...

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo ka qayb galay shir muhiim ah oo ka...

0
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa magaaladda Kampala ee dalka Yugaandha uga qeyb galay shirka guddoomiyeyaasha maxkamadaha sare ee dalalka...

Wasiirka arrimaha gudaha oo la kulmay madaxa cusub ee barnaamijka SSF

0
Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Bianca Jinga oo ah...

Dowladda Soomaaliya oo xayirtay malaayiin Dollar oo loo waday Khawaarijta

0
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in la xayiray Akoono cusub oo lacago badan loo marinayey Khawaarijta, sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda.

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo kulan mira dhal ah la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda Tiiceey

0
Daressalaam: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Daaโ€™uud Aweys Jama ayaa magaalada Daresalam kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee...

Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha shacabka oo ka qaybgalay shirweynaha 8-aad ee midowga...

0
Abidjan: Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha Shacabka Baarlamaanka JS mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka qaybgalay shirka 18-aad ee...