Wararka

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray cutubyo ka mid noqonaya guutada Gorgor

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray cutubyo ka mid noqonaya Ciidamada Side Gaarka ah u tababaran  ee...

Soomaaliya & Turkiga oo wada saxiixday heshiis ku saabsan horumarinta Hydrocarbons-ka

0
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta Dowladda Federaalka Soomaliya Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed iyo Wafdi uu hogaaminayo oo booqasho ku joogo Dalka Turkiga...

Wasiir Fiqi oo guddoomiyay kulan heer Wasiir ah oo ay ka soo qeyb galeen...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta guddoomiyay kulan heer wasiir oo ay goobjoog ka ahaayeen...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Daah-furey Machadka Cilmi baarista ee (IRAD INSTITUTE)

0
Baydhabo; Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Daah-furey Machadka Cilmi baarista iyo Doodaha ee (IRAD INSTITUTE). Munaasabadda Daah-Furka Macadka Cilmi-Baarista...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo soo xiray shirka horumarinta dhaqaalaha ee IMF iyo Dowladda Soomaaliya

0
Wasiirka Maaliyadda Xumumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta soo xiray shirka horumarinta dhaqaalaha ee IMF iyo Dowladda Soomaaliya. Shirkan ayaa laba toddobaad...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray dhismaha Qeybta Baarista Danbiyada ee C.I.D

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee qeybta baarista danbiyada ee C.I.D oo lagu...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo toogasho ku fulisay Askari dilay Askari kale

0
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida qeybta 60-aad ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay askari ka tirsanaa ciidamada daraawiishta Koofur Galbeed oo horey dil ugu...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Guddoomiyaha iyo Agaasimaha Guud ee Bangiga Horumarinta Soomaaliya

0
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre. Shirkan ayaa lagu...

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka oo daah furay hanaan casri ah oo lagu bixin doono baasaboorka

0
Agaasimaha Guud Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Mudane Ahmed Said Mohamed, ayaa maanta daah furay hanaan casri ah oo lagu bixin doono baasaboorka. Hanaankan cusub...

Ciidamada Qaranka oo ka qeyb galay dhoolatuskii ugu horeeyay ee dalka dibadiisa ah

0
Nairobi:- Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa ka qeyb galay Carbis Ciidan oo ka dhacay dalka Kenya, halkaasi oo ay ku dhigeen...