Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka oo si adag uga hortimid damaca...

0
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa isugu yimid kulan weyn ay si adag uga hor imaanayeen damaca dowladda Itoobiya...

Heshiis ayaan gali kara? (WARBIXIN)

0
January 1, 2024-ka magaalada Addis ababa ayaa is-afgarad beenaad ah waxaa ku gaaray Ra’iisull Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Bixi,...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan la qaatay Sarakiisha Ciidanka ATMIS

0
Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed S/guuto Sulub Axmed Firin ayaa kulan la qaatay Saraakiisha ATMIS,kaa oo...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo kulan la qaatay Danjiraha Cusub ee dowladda Hindiya u fadhiya...

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS iyo danjiraha Hindiya marwo Namgya C. Khampa ayaa kawada hadley iskaashi buuxa oo laga yeesho horumarinta Caafimaadka labada dal iyo...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la yeeshay maalgashato ka socday dalka Qatar

0
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene) oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka, Mudane Maxamed Cabdiqaadir Cali,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo goordhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa goordhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad goboleedka Galmudug halkaas oo uu ku soo dhaweeyey...

Ra’iisul wasaare Xamse oo sheegay in dalladda waxbarashada FPENS ay kumaankun oo ubad Soomaaliyeed...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo maanta ka hadlayay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 25-aad ee aasaaska dalladda waxbarashada...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa kulan sagoontin ah kula qaatay Wakiilkii UNHCR ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa kulan sagoontin ah kula qaatay Wakiilka UNHCR ee...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMEY DANJIREYAASHA DALALKA HINDIYA, CZECH, JAPAN IYO...

0
Muqdisho, Jannaayi 14, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Hindiya, Japan,...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Cusub ee Talyaaniga u fadhin doona...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Pier Mario...