Wararka

Ra”iisul wasaaraha XFS oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey sidii kor loogu qaadi lahaa...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey sidii kor loogu qaadi lahaa wax-soo-saarka iyo kaabayaasha dhaqaalaha...

Isku aadka jadwalka wareegga Labaad ee tartanka bisha Ramadaan

0
Waxaa haneebimadii xalay si rasmi ah u soo gabagaboobay wajigii koowaad ee tartan cilmiyedka bisha Ramadaan,kaas oo sanad kasta ay qabtaan Waraabinta Qaranka Soomaaliyeed. waxaan...

Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka Warbaahinta Qaranka

0
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 12- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Dhahar,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo booqday Taliska Ciidanka ee Arbacow

0
Wafdi Saraakiil ah oo uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka dhulka Gen. Dayax Cabdi Cabdulle ayaa safar isu Jira kormeer iyo dhiiri gelin ku tegay Xerada...

Wasiir Fiqi: waa la dhamaystirayaa Dastuurka

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi oo xalay xarunta degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir uga qeyb galay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeey Geerida Senator Cabdirisaaq Cismaan Xareed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay, Alle...

Amb Jibriil: oo ka qayb galay Xaflada maalinta dhaqanka Dugsiga caalamiga ah ee Nairobi

0
Safiirka Safaarada Soomaliya ee dalka Kenya Jabri Ibrahim Abdulle ayaa ka qeyb galay Xaflada maalinta dhaqanka Dugsiga caalamiga ah ee Nairobi (NIS). Xafladan dabaaldegga iyo...

Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka Warbaahinta Qaranka

0
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 12- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Dhahar,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...

Taliyaha ciidanka dhulka ee ciidanka xoogga dalka oo gaaray deegaanka Dhanaane

0
Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle iyo Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir G/Sare Macalin Mahdi ayaa  gaaray deegaanka...

Dowladda Soomaaliya oo ku guulaysatay in ay gacanta ku soo dhigto shabakaddii ka dambeysay...

0
Hay’adaha ammaanka ee dowladda oo gacanta ku haya galbaariseedka weerarkii nafla caariga ahaa ee Khawaarijta ay ka gaysteen Hotel SYL ayaa waxa ay gacanta...