Ra’iisul Wasaare Xamsa oo u ambabaxay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo hoggaaminaaya wafdi ballaaran, ayaa saaka u ambabaxay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya
Ra’iisul Wasaaraha...
Muqdisho oo laga xusay maalinta Umulisooyinka Aduunka
Kusimaha wasiirka ahna wasiiru dowlaha wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS Mawro Maryama Maxamed Xuseen ayaa maanta khaddka telefoonka uga qeyb gashay xuska...
Guddiga wadajirka ah ee Kenya iyo Soomaaliya oo maalintii 3-aad shir ku leh Nairobi
Nairobi- Maalintii sedexaad ayaa waxaa magaalada Nairobi ka socoda shirka 3-aad ee Guddiga Wadajirka ah ee Iskaashiga Kenya iyo Soomaaliya Joint Commission for Cooperation...
Guddoomiyaha Hey’adda SoDMA oo kulan la qaatay ku simaha safiirka Shiinaha ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA, Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta Safaaradda Chine ee Muqdisho waxa uu kula kulmay ku simaha...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Mas’uuliyiin ka socotay Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed
Wasiirka MaaliyaddaXukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shalay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda shir muhiim ah kula yeeshay masuuliyiinta iyo maamulka Rugta Ganacsiga...
Wasiiru Dowlaha Caafimaadka XFS oo daah furtay Ololaha Qaliimada iyo daweynta caruurta ku...
Wasiiru Dowlaha Wasaarada Caafimaadka XFS HE.Dr. Maryan Maxamed Xuseen iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daahfuray...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo Xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane...
Maxakamadda Racfaanka G/Banaadir oo Markale maanta dhageysaneyso kiiska dacwada Saydi Cali oo horay u...
Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Banaadir ayaa la filayaa in maanta markii labaad ay dhageysato kiiska dacwadda ah ee ka dhanka ah eedeysane Sayid-cali Macalin...
Howlgal lagu dilay Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan khawaarijta oo ka dhacay gobolka Baay
Ciidanka Xoogga dalka Soomaliyeed ayaa howgal lagu khaarajiyey horjoogayaal iyo maleeyshiyaad ka tirsan khawaarijta ka sameyey gobolka Baay.
Howlgalkan ayaa ka dhacay degaanka Sarman dheere...
AROOSKA REER BARAAWE MUXU KAGA DUWANAA AROOSYADA SOOMAALIDA KALE?
Arooska marka laga hadlo reer baraawe wax badan ayey kaga duwanaayeen Soomaalida kale, oo arooskooda maalmo ayuu socon jirey, xitaa dhaqan waxa ay lahayeen...










