Dekadda Muqdisho oo lagu qabtay 249 Kartoon oo Taabuug ah
Hay’adda tayadhowrka Soomaaliyeed ayaa dekadda Weyn ee Muqdisho ku qabatay Kunteenar ay ku jiraan 249 Kartoon oo Taabuug ah kaas oo qorshuhu ahaa in...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay wakiilka QM ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo maanta kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...
Safaaradda JFS ee India oo goob joog ka ah dhageysiga dacwad loo heysto 35...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya ayaa goob joog ka ah dhageesiga horgeynta Maxkamadeed ee muwaadiniin Soomaaliyeed oo gaaraya 35 muwaadin kuna sugan...
Xukunka Askari 19 sano ka tirsanaa Ciidanka laguna helay Falal Argagaxisanimo
Kormeere Koowaad dowladda hoose Daahir Cali Cabdi Amiin (Garboole) oo ka tirsan Ciidanka minishiibiyada ee degmadda Afgooye, ayaa loo soo xiray kamid ahaanshiyaha Khawaarijta,...
Ra”iisul wasaaraha XFS oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey sidii kor loogu qaadi lahaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey sidii kor loogu qaadi lahaa wax-soo-saarka iyo kaabayaasha dhaqaalaha...
Isku aadka jadwalka wareegga Labaad ee tartanka bisha Ramadaan
Waxaa haneebimadii xalay si rasmi ah u soo gabagaboobay wajigii koowaad ee tartan cilmiyedka bisha Ramadaan,kaas oo sanad kasta ay qabtaan Waraabinta Qaranka Soomaaliyeed.
waxaan...
Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka Warbaahinta Qaranka
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 12- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Dhahar,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo booqday Taliska Ciidanka ee Arbacow
Wafdi Saraakiil ah oo uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka dhulka Gen. Dayax Cabdi Cabdulle ayaa safar isu Jira kormeer iyo dhiiri gelin ku tegay Xerada...
Wasiir Fiqi: waa la dhamaystirayaa Dastuurka
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi oo xalay xarunta degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir uga qeyb galay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeey Geerida Senator Cabdirisaaq Cismaan Xareed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay, Alle...










