Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Khudbad ka Jeediyay shir madaxeedka Kuuriyada koofureed iyo Afrika
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa khudbad uu ka jeediyay shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika waxa uu ka...
Wasiir Maareeye oo soo xiray Mashruuca Kobcinta Beeraha yar yar
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta soo xiray Mashruuca Kobcinta Beeraha yar yar.
Mashruucan waxaa maalgaliyay Dowlada Sweden...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ku baaqay in loo midoobo ka hor tagga wararka been...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in loo midoobo sidii looga hortagi lahaa wararka...
Mas’uul ka tirsan maamulka Abiy Axmed oo la dilay iyo amniga Itoobiya oo faraha...
Alebes Adefrash oo ahaa madaxii degmada Efratana Gidem gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday gurigiisa xilli habeen ah.
Maamulka degmadu...
SoDMA oo tababar ku aaddan ka jawaabista xaaladaha degdegga ah kusoo gebagabaysay Muqdisho
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa tababar kor loogu qaadayay aqoonta dhallinyarada iyo mutaddawiciinta Soomaliyeed ugu soo xirtay Muqdisho.
Tababarkan ayaa loogu tala galay in ay...
Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir oo dambi ku weysay mas’uuliyiin ku eedeysnaa musuq maasuq
Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa Cabdullahi Maxamed Cali iyo Maxamed Cadde Mukhtaar ku waysay dhammaan eedeymihii musuq maasuqa ee xafiiska xeer ilaalinta uu ku...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galaya shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalaya shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika oo saaka si rasmi ah...
ISKA FOGEEY KHASHINKA SI AAD UGA BADBAADDO CUDURRADA HALISTA AH
Cadowga ugu daran adduunyada waa cudur waayo cudurku wuxuu sababaa caafimaad Darro, caafimaad daarana badanaa waxaay ka timaadaa nadaafad darro taasoo bulshadeenu inta badan...
ISKA BIXI CANSHUURTA SI LOO DHAMEYSTIRO MASHAARIICDA QABYADA AH
Dal waxaa dhisa dadkiis, dal marka lagu leeyahay waa in la helaa dad dal xuduuda leh, calan, lacag, iyadoo intaasba ay jiraan ayaa haddana...
Shir ku saabsan saameynta faafinta wararka been abuurka oo ka furmay Muqdisho
Shirka Saameynta faafinta wararka been abuurka ah iyo kicinta colaadaha ay ku leeyiihiin nabadda iyo xasilloonida ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho.
Shirkaan waxaa soo...










