Wararka

Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Ankara kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Turkiga Hakan Fidan oo ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka iyo...

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgallo iyo wacyi gelin ka wada degaanka Buulo Xaaji

0
Kismaayo- Taliyaha Ciidanka kumaandooska Danab ee Jubbaland, Carab Dheeg ayaa shacabka deegaanka Buulo-Xaaji ka ballan-qaaday in deegaanka aysan Khawaarij ku soo laaban doonin, isagoo...

Guddiga qaban-qaabada maalmaha xorriyadda oo Muqdisho ku yeeshay kulankoodii labaad

0
Guddiga qaban-qaabada maalmaha xorriyadda 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo ayaa maanta markale Muqdisho ku yeeshay kulankoodii labaad si ay u dardar geliyaan howlaha loo...

Waa la soo hoobanayaa (WARBIXIN)

0
Markii la doortay ayuu Madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud uu sheegay in uu dagaal adag la gali doono Al-shabab oo uu jilcin doono ka hor...

Madaxweyne Guudlaawe oo shacabka Hirshabeelle ugu baaqay in ay u diyaar garoobaan la dagaallanka...

0
Warsheekh-Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shacabka ku dhaqan Hirshabeelle ugu baaqay in ay kaalin mug leh ka qaataan wejiga...

Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir oo shacabka ku boorriyay in laga qayb qaato la...

0
Warsheekh- Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa shacabka ku dhaqan degaanka Ceeloow ee hoos taga degmada Warsheekh ku boorriyay in...

Xildhibaan Cabdimaalik Cabdalla” Waxaan idin kaga mahadcelinayaa sida aad isaga difaacdeen Khawaarijta,”

0
Wafdi uu hoggaaminayo xildhibaan Cabdimaali Cabdalla oo ay ka mid yihiin saraakiil ciidan iyo odayaal dhaqan oo safar dhanka dhulka uga soo amba-baxay magaalada...

Ibraahim Sheekh Aaden oo ka tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka dowladdaka

0
Waajid: Ibraahim Sheekh Aadan oo magaca afgarashada Khaawaarijta dhexdeeda looga yaqaano yahay (Yowkoyow) ayaa isku soo dhiibay laamaha ammaanka degmada Waajid ee gobolka Bakool. Ibraahim...

Horjoogayaal isu dhiibay Ciidanka Xoogga dalka

0
Kismaayo- Afar ka mid ahaa horjoogayaashii Khawaarijta deegaanka Buulo-Xaaji ee gobolka Jubbada hoose ayaa isu dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubbaland. Horjoogayaashan isa soo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka “Dallacsiinta geesiyaasha Qaranka waxay niyad dhis u tahay Ciidanka.”

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxuddiin ayaa sheegay in dallacsiinta geesiyaasha Qaranka ay niyad dhis u tahay Ciidanka. Taliyaha oo ka hadlayay munaasabad...