Guddoomiyaha Golaha Shacabka Bjfs oo hambalyo u diray u diray Jabuuti
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa hambalyo ku aadan 47-sano guuradii kasoo waraagatay markii wadanka Jabuuti uu ka...
Shirka Golaha wasiiradda oo lagu ansixiyay Qaraar ku saabsan Khataraha Amniga Qaranka
Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay Qaraar ku saabsan Khataraha Amniga Qaranka, oo uu warbixin guud...
Safaaradda JFS ee Dalka Ethiopia oo Addis Ababa ku Qabatay Munaasabadda Xuska 26-ka June
Safaaradda JFS ee Dalka Ethiopia oo Addis Ababa ku Qabatay Munaasabadda Xuska 26-ka June.
Iyadoo lagu guda jiro toddobaadka maalmaha xoriyadda Qaranka ayaa Safaaradda Jamhuuriyadda...
Israel oo duqeysay goobo ay deggan yihiin dadka rayidka ah ee Gaz
24-kii saac ee la soo dhaafay diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa madaafiic waxay ku garaaceen dadka rayidka ah ee ku nool waqooyiga, bartamaha iyo...
Xuska 27-ka June ee Maalinta Xorriyadda Jabuuti
Dadka reer Jabuuti waxa ay ka mid yihiin shucuubta Soomaalida ee nasiibka u helay in ay ku noolaadaan geeska Afrika,gaar ahaan deegaanada Soomaalida ee...
Askar loo soo xiray xabado sharci darro ah oo ay xalay rideen
Hawlgal ay fuliyeen Ciidanka Booliska gobolka Banaadir oo kaashanaya hay’adaha kale ee ammaanka caasimadda ayaa soo xiray eedeysanayaal gaaraya 9-Askari oo ka kala tirsan...
Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta oo abaalmarin guddoonsiisay warbaahinta Qaranka
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta XFS ayaa Shahaado Sharaf ku abaal marisay Warbaahinta Qaranka oo shaqo wanaagsan ka qabatay soo gudbinta xogta rasmiga ah...
Wasiirka waxbarashada oo kulan la qaatay kormeerayaash imtixaanka dugsiga sare
Wasiirka wasaaradda waxbarashada dowladda FS ayaa maanta kulan la qaatay kormeerayaasha imtixaanka shahaadiga ee ka hawl galaya gobolka Banaadir.
Ujeedka kulanka ayaa ahaa in wasiirka...
Soomaaliya iyo ururka sanduuqa horumarinta Caalamiga ah ee OPEC oo heshiis kala saxiixday.
Vienna: Wasiirka wasaaradda maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Vienna ee xarunta Wadanka Austria, ayaa heshiis muhiim ah la...
Safiirka cusub Soomaaliya u magacawday Cumaan oo shaqada la wareegay
Masqad : Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Cumaan oo maanta u dabaal-degtay munaasabadda 26-ka Juun oo ku beegan sannad guurrada 64-aad ee ka...










