Wararka

Wasiirka Awqaafta XFS oo kormeeray hannaanka loo daabulayo xujeysa Soomaaliyeed ee ku socda Mina

0
Wasiirka owqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali ayaa shalay  kormeeray adeegyada gawaarida ee loo diyaariyey in Maalmaha Xajka lagu daabulo xujeyda Soomaaliyeed...

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka oo kulan fogaan araga la qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...

0
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada H.E Fardowsa Osman Egal oo uu wehlinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Bashir Moallim Ali Hassan ayaa kullan...

Xubno ka tirsanaa Khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka Xoogga

0
Baay:- Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybta 60-aad ee ku sugan deegaanka Goof-gaduud ee gobolka Baay ayaa maanta waxaa isku soo dhiibay Cali...

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada gobolka Banaadir oo soo xiray Imtixaanka shahaadiga ah ee...

0
Inka badan 35,307 Arday oo dhiganeysay fasalka 8-aad ee dugsiyada dhexe ayaa si rasmi ah ugu soo xirmay Imtixaanka shahaadiga ah ee dalka,kuwaas oo...

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo heshiis istiraatiiji ah la saxiixday dhigiisa hay’adda Qatar Charity

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka,Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu heshiis istiraatiiji ah kula saxiixday...

Shirka golaha wasiirrada oo lagu ansixiyey xeer-nidaamiyaha sharciga Xafiiska Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa waxaa Wasaaradda Gaashaandhigga looga dhageystay...

Guddoomiyaha hey’adda SoDMA oo kulan kula qaatay mas’uuliyiin ka socota xaafiiska ra’iisul wasaaraha

0
Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiiboyinka qaranka SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Abdulle oo wehelinayo Guddoomiye ku xigeenka hay’adda Dr. Axmed cabdi adan ayaa Xarunta Hay’adda SoDMA...

Biyo xireenka Sabuun oo dib dayactir lagu sameyey

0
Dowadda Soomaaliya oo dib u dayactir ku sameysay biyo xireenka Sabuun ee deegaanada Hirshabeelle si ay uga faa’idaystaan dadka beeraleyda ah ee halkaasi ku...

Wasiirka warfaafinta oo soo xiray tababar ku saabsan ka hortaga wararka been abuurka ah

0
Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa soo xiray tababar laba maalmood socday oo ku saabsanaa...

Taliyaha ciidanka Booliska oo kormeeray iskuulka agoonta Booliska

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaan maanta kormeer ku tegay dugsiga barbaarinta carruurta agoonta ciidanka booliska Soomaaliyeed oo Imtixaanka shahaadiga ah...